Magaalada Adis Ababa oo lagu qabtay Hub kala duwan iyo ragii watay (Sawirro)

Ciidamada booliiska federaalka Itoobiya ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Adis Ababa waxa ay ku qabteen hub nuucyo kala duwan ah oo magaalada lasoo galinayay iyo ragii watay hubkaasi. Hubkan ay booliiska qabteen ayaa laga keenay magaalada Gondar ee ismaamulka Deegaanka Axmaarada, waxaana hubkan gaarigii lagu soo qariyay gacanta ku dhigay ciidamo katirsan booliiska federaalka … Continue reading Magaalada Adis Ababa oo lagu qabtay Hub kala duwan iyo ragii watay (Sawirro)